Golaha Wakiillada

Puntland Parliament

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay kulanka Istratiijyada Warfaafinta Dawladda Puntland

Garoowe, April 08, 2020 : Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa qeyb-galay kulan looga hadlayey Dar-dargelinta Istratiijyada Warfaafinta Dawladda Puntland ee ka Hortagga Caabuqa COVID-19 (Communication  Strategy) Agaasimaha ayaa sheegay in Caabuqa COVID-19 uu khatar ku yahay guud ahaan dalka. DHAMMAAD

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay kulanka Istratiijyada Warfaafinta Dawladda Puntland Read More »

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa qaabilay Suxufiyiin ( Sawiro)

Garoowe, February 20, 2020: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Abdiwali Gooni ayaa Xarunta Wakiillada ku soo dhaweeyay suxufiyiin tababar ku qaatay habka tebinta wararka Golaha. Agaasime Abdiwali Gooni ayaa  ku amaanaynaa Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo 15 wariye oo reer Puntland tababar u siiyay habka tebinta wararka la xiriira Baarlamaanka. Waa Markii ugu horaysay oo tababar sidaan oo kale ah lagu qabto dalka. Waxaanu rajo badan ka qabnaa in sare loo qaado aqoonta wariyeyaasha ee la xiriirta habka tebinta wararka, baahinta xogaha iyo weliba wada-shaqeynta Wariyeyaasha & Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Warfaafinta Golaha

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa qaabilay Suxufiyiin ( Sawiro) Read More »

Awil Hassan Daad

Hon. MP Awil Hassan Daad is a current member of Puntland Parliament and He is chair of Public Accounts Committee of Puntland Parliament. Hon. MP. Awil Daad has 32 years’ experience. He worked had several Institutions such as the. Ministry of defense of Somalia as a Logistics and Transportation officer, he also worked Ministry of interior and local government of Puntland, as well as political and legal adviser, He became Secretary General of the schools Association for formal education (SAFE). Hon. Awil was Senior Adviser to the Puntland Ministry of Education and Co-founder of Garissa Education Center, he was also Deputy Chief of staff and Director of operations of Puntland Presidency, and Former Chief of staff as same institutions. In education. He holds a Bachelor Degree in History and Government, another Bachelor degree Political science and international relations he holds master degree of Public administration and Management. Facebook: Awil Hassan Daad Email: awildaad@puntlandparliament.com

Awil Hassan Daad Read More »

Abdiwali Gooni

Abdiwali Gooni Director of Communications, Puntland Parliament, Communicates the political nature of the institution and the work carried out by its Members. His core business is to raise awareness of the Puntland Parliament, its powers, its decisions, and activities among media, stakeholders and the general public, bringing the work of the Institution closer to citizens on both centralised and decentralised levels. Before joining the Government of Puntland, Mr. Gooni has been working in media, & non-governmental sectors in Somalia. Over 16 years of work experience with varied local and international organizations in different capacities and having worked in media and Public administration. Previously, Abdiwali Gooni was Former Managing Director of Horseed Media based in Bosaso which advocates for peace and development in Somalia. In 2009 – 2012 – he was Co-founder and Member of Board of Directors Media Association of Puntland (MAP). In 2011-14, he was Coordinator of National Union of Somali Journalists (NUSOJ) Mr. Gooni holds Master of Arts in Criminology and Security Studies from Mount Kenya University. BA in International relations and Diplomacy from Cavendish University, Kampala, Uganda as well as countless complementary knowledge. Official Accounts TikTok: Abdiwali Gooni Facebook Page: Abdiwali Gooni Twitter: Abdiwali Gooni Facebook Profile  Abdiwali Gooni Instagram: Abdiwali Gooni Telegram: Abdiwali Gooni E-mail abdiwaligooni@puntlandparliament.com Tell: WhatsApp +252907799270

Abdiwali Gooni Read More »

Aways Ahmed Sardheye

Aways Ahmed Sardheye is currently member of Puntland Parliament since January 2019. He is also an active member of Social sector Parliament committee, and have been working for advocating issues related to youth, gender, human rights, health and education. Mr. Sardheeye have particularly worked on advocating on different of addressing the prevention of violent extremism and human trafficking in Puntland. Before He joined the Puntland parliament He has been working as the Chairperson of Puntland Youth Associations Network 2015 until December 2018, PYAN is an umbrella that unites the umbrellas of the nine regions of Puntland and Youth-Peer-with the intention of unifying the efforts of the youth umbrellas to advocate for youth concerns, rights and needs in Puntland State of Somalia. He has been particularly involved in strengthening the participation of youth umbrellas in Puntland contributing to more inclusive, coordination, and representation in better relationship among youth associations. More importantly He has been working in enhancing advocacy, development, capacity-building, mobilization and coordination of Puntland’s young people and community, and played a role in the political, economic and social development of Puntland. He also focused on youth leadership engagement in political participation and democratization processes. As part of youth leadership experience, He is member of Young African leadership initiative (YALI). Facebook Page: Aways Ahmed Sardheye Facebook Profile: Aways Ahmed Sardheye Hon. Aways Ahmed SardheyeMember of Puntland ParliamentEmail: Aways@puntlandparliament.com Tell: +252907752600

Aways Ahmed Sardheye Read More »

Xeerarka

Halkaan ka akhriso dhammaan xeerarkii ay ansixiyeen Golaha Wakiillada Dawladda Puntland intii u dhexeysay sannadkii 1998 illaa 2023, kuwaa lagu soo saaray Faafinta Rasmiga ah; Faah-faahin dheeraad kala xiriir info@puntlandparliament.com Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2023 Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo Dhismaha Dawladaha hoose ee Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka goleyaasha deegaanka Dawladda Puntland Ansixinta Wax-ka-bedelka Dastuurka Dawladda Puntland 2023 Ansixinta Gobolka Raas Caseyr Ansixinta iibka Dhulka Degmada Garoowe Wax-ka-bedelka Xeerka Dhismaha Bangiga Dawladda Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland Xeerka Maamulka Maaliyadda Guud ee Dawladda Puntland Wax-ka bedelka Xeerka ilaalinta iyo Maaraynta Deegaanka ee Dawladda Puntland Wax-ka-Bedelka Xeerka Sahminta Saameynta Deegaanka iyo Bulshada Dawladda Puntland Xeerka Cashuuraha Berriga Dawladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2022 Xeerka Khayraadka Biyaha Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2021 Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( 2021) Xeerka Maareynta Xogaha Khayraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland Xeerka Ansixinta Iibka Dhulka Bangiga Degmada Gaalkacayo  Xeerka La-dagaalanka Maandooriyaha Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Xeerka Dalxiiska Puntland Xeerka Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2020 Wax-ka bedelka Xeerka Isgaarsiinta Dawladda Puntland Xeerka Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah Puntland Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga Puntland Xeerka Maaraynta Dhulka Magaalooyinka Dowladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2019 Xeerka Dhiiri-gelinta Maalgashiga ee Dawladda Puntland Xeerka Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland ( TPEC) Xeerka Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland Xeerka Hawl-gabka iyo Liili-tirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland Xeerka Khidmadda Ilaalinta Amniga Garoomada Diyaaradaha ee Puntland Xeerka Tirakoobka Dawladda Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka cashuuraha Dawladda Puntland Xeerka Hay’adda Foreensig Sayniska ee Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2018 Ansixinta Lifaqaa 4-aad Dastuurka Dawladda Puntland  Xeerka Khidmada Tayo-Dhawrka Badeecadaha Puntland Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland Xeerka Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2017 Xeerka Ilaalinta iyo Maaraynta-Deegaanka Puntland Xeerka Dib-u-habaynta Xeerka-Shatiyadda Ganacsiga ee Puntland Xeerka Guddiga Sare ee Garsoorka Puntland Xeerka Khidmadda Ujuurooyinka Nootaayalayda Puntland Xeerka Maareynta & Maamulka Dhul-beereedka Puntland Xeerka Ururada & Xisbiyada Siyaasadda Puntland Xeerka Xirfadlayda Caafimaadka Dawladda Puntland Xeerka-Dhismaha Hay’adda Xiriirka Jaaliyada Puntland Xeerka Ilaalinta Qaxootiga ee Puntland Xeerka-Ka-hortagga Daabulka iyo ka-ganacsiga Dadka ee Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2016 Wax-ka-bedelka Xeerka Warbaahinta Puntland Xeer Heer Tayeedka iyo Dhawrida Tayada Badeecadaha Puntland Xeerka Khidmadaha iyo Ujurooyinka Kallumaysiga Badaha Puntland Xeerka Kufsiga Dowladda Puntland Xeerka Ururada Samafalayaasha aan Dawliga ahayn ee Puntland Ansixinta Xeerka Da’yarta ee Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2015 Xeerka Siyaasada Deegaanka Puntland Xeerka Guddiga Doorashooyinka Puntland – TPEC Xeerka Iibka Guriga Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Puntland  Xeerka Khidmada Shaqaalaha Ajaaniibta ah Puntland Xeerka Qoondada Qaaraanka Dhismaha Wadadda Ceel-daahir _Ceeri-gaabo ee Puntland Xeerka Siyaasadda Maaraynta Waxyeellada Masiibooyinka Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2014 Xeerka Ansixinta Degmadda Saaxo, Gobolka Mudug ee Puntland Xeerka Miisaaniyadda Curaaraha 2014 ee Dowladda Puntland Xeerka Xamuulka Gaadiidka Dawladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2013 Xeerka Hab-Maamuuska Dawladda Puntland Xeerka Maxkamadda dastuuriga ah ee Dawladda Puntland Xeerka Ansixinta Gobol Gardafuu iyo Degmooyinka Ceelayo, Buraan, Murcanyo, Bareeda iyo Towfiiq Wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland Xeerka ansixinta Degmadda cusub Dharkayngeenyo ee Gobolka Sool Xeerka Axkaamta Qoyska Dawladda Puntland Xeerka Mamnuuucidda Isticmaalka iyo Adeegsiga Bacaha Puntland Xeerka Nootaayanimada ee Puntland Xeerka Qareennada Puntland Lifaaqa 3-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland – 2013 Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2012 Xeerka Midaynta Cashuuraha Dawladaha hoose ee Puntland Xeerka Siyaasadda Hilibka ee Puntland Xeerka Wareejinta Maxaabiista la Xakumay ee Puntland Xeerka Siyaasadda Barakacayaasha ee Dawladda Puntland Xeerka Tariifada Laysamada Wadayaasha Gaadiidka ee Puntland Xeerka Khidmad Kordhinta Hay’adda Jidadka Puntland ee PHA Xeerka Xabsiyadda Dawladda Puntland Xeerka barista iyo ilaalinta hilibka ee Puntland Xeerka Wax-ka-bedelka Sharciga Burcad Badeeda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2011 Xeerka Horumarinta Siyaasadda Dhallinyaradda Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Argagaxisada Puntland Xeerka Aftida Dastuurka Dawladda Puntland Xeerka Cashuurta Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland Xeerka Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland Xeerka Calanka iyo Astaanta Dawladda Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Kalluumaysiga Dawladda Puntland Xeerka Gudniinka Gabdhaha Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2010 Xeerka Heesta Calanka Dawladda Puntland Xeerka Tahriibta Dawladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2009 Ansixinta Barnaamijka Xukuumada Dawladda Puntland 2009 – 2012 Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2008 Xeerka Ansixinta Hanti-dhawrka Guud ee Dawladda Puntland Ansixinta Lifaaqa 2-aad ee Dastuurkii dambe ee Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2007 Xeerka Dhismaha Golaha Cusub ee Xukuumada Dawladda Puntland Xeerka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland Xeerka Faya dhawrka baarista iyo karantiinka Agabka ee Puntland Xeerka Heshiiska Badda iyo ilaalinta Xeebaha Puntland Xeerka Maalgashiga Korontada Boosaso iyo Qardho Xeerka Qaanuunka Dimuqraadiyeynta Nidaamka Siyaasada ee Puntland Xeerka Qanuunka 3-Degmo Xeerka Qanuunka Heshiiska is-afgaradka (MOU) ee wada shaqeynta Dawladda Puntland Ido Hay’adaha Qaramada Midoobay Xeerka Qorshaha shan sanno ee Puntland Xeerka Qanuunka Siyaasada Macalimiinta Waxbarashada ee Puntland Xeerka Heshiiska Wax-soo-saarka Wadaaga ah ee Shidaalka Puntland Xeerka Akedemiyada Puntland ee Hidaha iyo dhaqanka Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2006 Xeerka Kordhinta Khidmada PSAWEN Xeerka Siyaasadda Waxbarshada Puntland Xeerka Caasumada Puntland ee Garoowe Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2005 Xeerka Habaynta Nidaamka Xukuumada iyo Hay’adaha la xiriira ee Puntland  Xeerka Aftida Dastuurka Dawladda Puntland Xeerka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland iyo Lifaaqa ( 2005) Xeerka Hab-Maamuuska Dowladda Puntland Xeerka Xannaanada Xoolaha Dawladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2004 Xeerka Xili Hawleedka Shaqo ee Goleyaasha Dawladda Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2003 Xeerka Kordhinta & dib-u-habaynta Khidmadaha Dekadaha ee Puntland Xeerka Barnaamijka Dawladda iyo Ansixinta Baarlamaanka Xeerka kordhinta 2% oo lay leedahay Wasaaradda Dawladaha Hoose ee Puntland Xeerka Kordhinta Khidmadaha Garoomada Diyaaradaha Puntland Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2001 Xeerka wax-ka-bedelka Axdiga Puntland Xeerka Nulla Ostada, Diiwaangelinta Heshiisyada iyo Kunturaadaha Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2000 Xeerka Dhismaha Rugta Ganacsiga Puntland Xeerka Dhismaha Wakaalada Wararka Puntand ee PUNA Xeerka Hanti-Dhawrka Guud ee Dawladda Puntland Xeerka Horumarinta Daaqa Puntland Xeerka Magacaabida Gudiga Dastuurka ee Xukuumadda Puntland Xeerka Qaanuunka Anshaxa Filimada ee Puntland Xeerka Qaanuunka Hay’adda Biyaha Tamarta & Khayraadka Puntland Xeerka Qaanuunka Madbacada iyo Qoraalada Puntland Xeerka Mamnuucidda iyo Saaridda Miinada & waxyaabaha qarxa Puntland Xeerka Sanduuqa Dhaqaalaha Puntland Xeerka Cafimaadka Puntland Xeerka  Aas-aasida Bangiga dhexe Dawladda Puntland  Xeerka Hay’adda Dayactirka Horumarinta

Xeerarka Read More »

Scroll to Top