Golaha Wakiillada

June 2026

Fadhiga 7-aad ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha, Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Ajandaha fadhiga Maanta Xasaanadsiinta mas’uuliyiinta u baahan xasaanadda Golaha Wakiillada. Ugu horrayn, qaar ka mid ah Wasiirrada la magacaabay ayaa Golaha la wadaagay taariikh-nololeedkooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Ugu dambayn, Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xasaanadda qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada. Xasaanadda ayaa waxaa oggolaaday 52 Mudane, waxaa diiday 4 Mudane, halka 2 Mudane ay ka aamuseen. DHAMMAAD

Fadhiga 7-aad ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More ยป

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ”-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha, Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ”-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa sii-wadista dhageysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada DPL. Maanta waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :- 1- Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga. 2- Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha. 3- Dhagaysiga warbixinnada Kormeerka xildhibaannadu ay ku tagey Degmooyinka katiran Gobollada Karkaar, Mudug iyo Nugaal. Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay. DHAMMAAD

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ”-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More ยป

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa sii-wadista dhageysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada DPL. Maanta waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :- 1- Guddiga Amniga iyo Nabadgelyada. 2- Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda. 3- Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta. Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay. Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa sii wadi doona dhageysiga warbixinnada Guddiyada Joogtada ah. DHAMMAAD

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More ยป

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 4-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, 20 ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha, Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 4-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa sii-wadista dhageysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada DPL. Maanta waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :- 1-Guddiga Arimaha Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga ah. 2-Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay. Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa sii wadi doona dhageysiga warbixinnada Guddiyada Joogtada ah. DHAMMAAD

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 4-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More ยป

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ‘-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ– ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ‘-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa dhageysiga Warbixinta Guddiga Joogtada ah Iyo Warbixinnada Guddiyada Golaha ee Golaha Wakiillada DPL. Intaas kadib, waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :- 1. Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. 2. Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha. 3. Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka. 4. Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Qoyska. Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay. Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa sii wadi doona dhageysiga warbixinnada Guddiyada Joogtada ah. DHAMMAAD

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ‘-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More ยป

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“8-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, 17 June ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6 โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire , iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“8-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray ๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐€๐ฃ๐š๐ง๐๐š๐ก๐š ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“8-๐š๐š๐, iyadoo loo marayo habraaca uu qeexayo Qodobka 42-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha. Intaas kaddib, Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa si rasmi ah u guda galay doodda iyo ansixinta Ajandayaasha, waxaana ugu dambeyn ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 58-aad. Ajandaha la ansixiyay ayaa si rasmi ah loogu qaybin doonaa Xildhibaannada Golaha maalinta berri oo ku beegan 18ka Juun ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6, si loo guda galo ajandayaasha ku xusan. DHAMMAAD โ€“

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“8-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Xildhibaan Khadar Faarax Maxamed oo ka qayb galay furitaanka kal-fadhiga 58-aad ee golaha wakiillada Puntland.

Xildhibaan Khadar Faarax Maxamed, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, ayaa ka qayb galay furitaanka Kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Kalfadhigan ayaa si rasmi ah u furmay, iyadoo lagu guda geli doono gudashada waajibaadka dastuuriga ah ee Golaha, oo ay ka mid yihiin dejinta sharciyada, kormeerka hayโ€™adaha dowladda iyo matalaadda shacabka Puntland.

Xildhibaan Khadar Faarax Maxamed oo ka qayb galay furitaanka kal-fadhiga 58-aad ee golaha wakiillada Puntland. Read More ยป

Furitaanka Kal-fadhiga 58-aad Ee Golaha.

Garowe, 15 June 2026- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa goob joog ahaa Furitaanka Kal-fadhiga 58-aad Ee Golaha. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, Madaxweyne ku-xigeenka H.E Ilyas Osman Lugatoor, Xildhibaannada Golaha Wakiillada, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Xeer ilaaliyaha Guud, Xubno katirsan Garsoorka, Duqa Garoowe, Isimo, Culimo, Qusulka Ethopia, hayโ€™ado caalami ah, ururrada bulshada rayidka ah, saraakiil iyo marti sharaf kale. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka kal-fadhiga, isagoo si qoto dheer uga hadlay Waxqabadkii Golaha ee mudada labada kala fadhi,doorka Baarlamaanka 6-aad ee dhinacyada metelaadda shacabka, xeer-dejinta, kormeerka hayโ€™adaha dowladda iyo samaynta korjoogtaynta iyo gaarista Dadweynaha iyo qorshasha kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada. Ugu dambeyn, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka horjeediyey Golaha waxqabadka Xukuumadda muddadii u dhaxayasey labada kalfadhi, islamarkaana si rasmi u furay Kal-fadhiga 58-aad, sida ku xusan qodobka 80-aad, farqaddiisa 12-aad ee Dastuurka Dowladda Puntland. DHAMMAAD โ€“

Furitaanka Kal-fadhiga 58-aad Ee Golaha. Read More ยป

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababarka Dufcadda 10-aad ee Ciidanka Booliiska Puntland.

Gaalkacyo, 01 Juun 2026: Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababarka Dufcadda 10-aad ee Ciidanka Booliiska Puntland, kuwaas oo ka qalin-jebiyay Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska Gen. Carays Godad ee magaalada Gaalkacyo. Munaasabadda qalin-jebinta ayaa waxaa ka soo qayb galay Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland, xubno ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Golaha Wasiirrada, saraakiil ka tirsan ciidamada kala duwan, maamulka Degmada Gaalkacyo iyo marti sharaf kale. Guddoomiye Ku-xigeenka ayaa hambalyo u diray askarta qalin-jebisay, isagoo ku bogaadiyey dadaalka iyo adkaysiga ay muujiyeen muddadii uu tababarku socday. Waxa uu sidoo kale ku boorriyey inay si hufan oo daacadnimo leh ugu adeegaan shacabka iyo dalka, isla markaana door muuqda ka qaataan sugidda amniga, ilaalinta sharciga iyo xoojinta nabadda Puntland. Tababarkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo tayada iyo xirfadaha Ciidanka Booliiska Puntland, si loo helo ciidan aqoon, anshax iyo karti u leh gudashada waajibaadkooda amni ee bulshada. DHAMMAAD

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababarka Dufcadda 10-aad ee Ciidanka Booliiska Puntland. Read More ยป

Scroll to Top