GUDDIGA ARRIMAHA BULSHADA OO MAANTA LA KULMAY QAAR KAMID AH MACALIINTA DUGSIGA SARE EE GAMBOOL.
Garoowe: October 23, 2023: Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta ayaa maanta aqalka Wakiillada kulan kula qaatay qaar kamid ah macaliinta iskuulka Gambool, iyagoo ka dhageystay warbixin ku saabsan shaqaaqadii ka dhacday iskuulka 15-october-2023 iyo sida ugu haboon ee xal looga gaari karo. Sidoo kale Xildhibaannada, ayaa warbixinta kadib, su’aalo ka weydiiyey macalimiinta arrimaha ay […]