πππ«π¨π¨π°π, 1 November πππ6 β Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire , iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay π πππ‘π’π π 6-πππ ππ πππ₯ππππ‘π’π π ππ-πππ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa la-xisaabtanka Xukuumadda, waxaana Golaha Wakiillada hortimid Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta Dowladda Puntland, iyo Taliska Ciidamada Asluubta Puntland.
Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa Wasiirka iyo masuuliyiinta Wasaaradda suβaalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka weydiiyey howlaha shaqo, waxqabadka iyo waajibaadka Wasaaradda.
DHAMMAAD


