Golaha Wakiillada

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 59-aad ee Golaha Wakiillada.

π†πšπ«π¨π¨π°πž, 15 November 𝟐𝟎𝟐6 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay π…πšππ‘π’π πš 12-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ—-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa ka doodista iyo u qareemidda Mashruuca Biyo-saarka Magaalada Gaalkacyo, waxaana Golaha Wakiillada warbixin ka siiyey Guddiga Horumarinta Degmada, iyagoo faah-faahin ka bixiyey xaaladda mashruuca iyo dedaallada la xiriira hirgelintiisa.

Intaas ka dib, Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa ka dooday sidii loo xoojin lahaa dedaallada loogu qareemayo Mashruuca Biyo-saarka Magaalada Gaalkacyo, si loo helo taageerada iyo iskaashiga lagama maarmaanka u ah hirgelintiisa.

DHAMMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top