๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, 21 November ๐๐๐6 โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire , iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ 14-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Ka Shaqaynta Miisaaniyad Sanadeedka 2027.
Ugu horayn,๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ee Golaha Wakiillada ayaa Warbixintooda la wadaagay Golaha.
Intaas kadib,Xildhibaannada Golaha ayaa si qoto dheer uga ๐๐จ๐จ๐๐ay Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sanad maaliyeedka 2027.
Ugudambayn, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sanad maaliyeedka 2027 Waxaa Oggol ugu codeeyay 38 Mudane, waxa diiday 1 Mudane, halka ay ka aamuseen 4 Mudane.
DHAMMAAD



