Golaha Wakiillada

Gudddiga xuquuqul insaanka oo kulan la qaatay Hay’adda Max Planck Foundation ( SAWIRO)

Garoowe, November 19, 2022: Guddoomiyaha gudddiga xuquuqul insaanka, haweenka & arrimaha qoyska Xild. Nimco Cabdi Caarshe ayaa shir Guddoomisay shir Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha Wakiillada ay la yeesheen wefti ka socday Hay’adda Max Planck Foundation oo ka shaqeysa nabadda iyo horumarinta sharciyadda.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland iyo Hay’adda Max Planck Foundation.

Kulanka waxaa ka qayb galay Xild. Maryan Cismaan Fangase iyo xubno kale oo tirsan hay’adda.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Scroll to Top