Garoowe, February 03, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo Xoghayaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Xidig.
DHAMMAAD.