Garoowe, June 02, 2024: Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda ayaa maanta warbixin ka dhageystay Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Puntland (PEC).
Kulanka ayey Xildhibaannadu ku dhageysteen warbixin ku saabsan halka ay marayso qabashada doorashada harsan ee Goleyaasha deegaanka, waxqabadka PEC iyo caqabadaha jira, iyadoo warbixintaasi kadib Guddigu suβaalo ka weydiiyeen arrimaha ay ka hadleen masβuuliyiinta Guddiga Doorashooyinka.
DHAMMAAD.


