Golaha Wakiillada

Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, 26 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta wax-ka-bedelka ๐—ซ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ-๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ.

Ugu horrayn, ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›๐š๐๐ ๐ž๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ayaa soo jeediyay warbixin ku saabsan wax-ka-beddelka xeerka, iyagoo akhriska 2-aad ku sameeyay, warbixintaas oo si qoto dheer u dul istaagtay heerarkii kala duwanaa ee xeerku soo maray iyo la-tashiyadii lagu sameeyay.

Intaas kadib Goluhu wuxuu guda galay qodob-qodob uga doodista, wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerkan, waxaana la qorsheynayaa in dooddu ay sii socoto fadhiyada soo socda.

DHAMMAAD โ€“

Scroll to Top