Golaha Wakiillada

Fadhiga 24-aad ee Kalfadhiga 56-aad Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeed ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ.

Garoowe, 29 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 24-๐’‚๐’‚๐’… ๐’†๐’† ๐‘ฒ๐’‚๐’๐’‡๐’‚๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚ 56-๐’‚๐’‚๐’… Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku sii wadista ka shaqeynta Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2024 ee Puntland.

Ugu horrayn waxaa Golaha laga hor akhriyey Warbixinta Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada ee ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ-๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ-๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ.

Intaas ka dib, Goluhu wuxuu cod aqlabiyad leh ku Meelmariyeen ansixiyey Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2024 si waafaqsan Qodobada 64(13) iyo 137(1) ee Dastuurka DPL iyo qodobka 64 ee Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada DPL, Waxaa Oggol ugu codeeyey 38 Mudane, Diidmo 2 Mudane, halka aysan jirin cid ka aamustay.

Ugu dambayn, Mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa cod gacan-taag ah ku oggolaaday in maanta si rasmi ah loo soo xiro Kalfadhiga 56-aad ee Golaha.

DHAMMAAD โ€“

Scroll to Top