Golaha Wakiillada

Dufcadda 8-aad ee ciidamada Booliska Puntland oo ka dhacday Kulliyadda Tababarka Booliska ee Carmo.

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, kala qeyb galay munaasabadda xiritaanka ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿด-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ oo ka dhacday Kulliyadda Tababarka Booliska ee Carmo.

Munaasabaddan waxaa sidoo kale ka qayb galay xubno ka tirsan Golaha Wakiillada, Golaha Xukuumadda, isimada dhaqanka Puntland, saraakiisha ciidamada kala duwan, iyo ciidamada tababarka loo xirayey.

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa ciidamada ku hambalyeeyay dhamaystirka tababarka, isaga oo ku booriyay inay si daacadnimo leh ugu adeegaan shacabka, u ilaaliyaan amniga, kuna dhaqmaan anshaxa iyo shuruucda ciidanka.

DHAMMAAD โ€“

Scroll to Top