Garoowe, September 08, 2025: ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa shir-guddoomiyey ๐ญ๐๐ ๐๐๐๐ ๐ฎ๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐ฑ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ ๐๐ ๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐.
Fadhiga maanta oo ka qabsoomay hoolka shirarka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada ayaa warbixin looga dhegeystey ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐, tasoo la xiriirta Xaaladda Guud ๐จ๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐ , ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐ช๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐ ๐, ๐ฟ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐จ๐๐ ๐๐๐ iyo ๐จ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐ ๐.
Dhinaca kale, guddiyada joogtada ah ayaa isla qaatay in la dardar-geliyo qorshayaasha hortabinta u leh Guddiyada Golaha Wakiillada, kuwaasoo la xiriira ka shaqeynta xeerarka guddiyadu ay gacanta ku hayaan iyo dabagalka goโaankii Golaha Wakiillada ku gaarey kalfadhigii 56-aad.
Ugu dambayntii, waxaa guddiga joogtada ahi u magacaabeen guddiyo gaar ah oo u kuurgala ๐จ๐๐๐๐๐๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐. Guddiyadan ayaa kulamo la qaadan doona bah-wadaagta Waxbarashada iyo Amniga u xil-saaran.
DHAMMAAD โ


