Garoowe, 4 Oktoobar 2025 โ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐, ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฌ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ง๐ฎ๐ฐ๐น๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ.
Kulanka oo uu shir guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga, Xildhibaan Axmed Bile Siciid, ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyey ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฐ๐น๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ.
Intii uu kulanku socday, Guddigu waxa uu si toos ah warbixin uga dhagaystay ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ง๐ฎ๐ฐ๐น๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ, iyadoo la is-dhaafsaday aragtiyo ku aaddan sidii loo horumarin lahaa tayada waxbarasho iyo adeegyada tacliimeed ee heer jaamacadeed.
Ugu dambayntii, Guddiga Arrimaha Bulshada iyo mas’uuliyiinta Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa islaqaatay in dhaw looga wada shaqeeyo Arrimaha waxbarashada Puntland.
DHAMMAAD โ

