Garoowe , 21 Oktoobar 2025 โ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐, ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐, ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐, ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ฅ๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
Kulanka oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga, ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง, ayaa si qoto dheer diiradda loogu saaray waajibaadka Guddiga ee kor-joogtaynta hayโadaha dowladda, waxaana guddigu uu warbixin dhammaystiran ka dhegeystay masโuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta, Mashaariicda ka socda Puntland, tiradooda, Noocyada ay u qayb samaan.
Sidoo kale Wasaaraddu waxay ka war bixisay Qorshaha Horumarinta 5 ta sanno ee ay gacanta ku hayso, halkuu marayo iyo caqabadaha ku gadaaman, sanduuqa horumarinta Puntland iyo dhisidda Xafiiska Qurba joogta Puntland oo ay hadda gacanta ku hayaaan.
Ugu dambayn, Guddiga wuxuu Wasaaradda Suโaalo ka weydiiyey shaqooyinkeeda kuna dhiirigeliyey inay sii horumariyaan, iyadoo guddigu na uu ka balan qaaday wixii caqabado ee haystana inuu kala shaqayn doono sidii looga gudbi lahaa.
DHAMMAAD โ


