πππ«π¨π¨π°π, ππ ππ€ππ¨π¨πππ« ππππ β Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay π πππ‘π’π π π-πππ ππ πππ₯ππππ‘π’π π ππ-πππ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista dhegeysiga Warbixinnada Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Warbixinta waxaa jeediyay guddiyada hoos ku xusan:
– Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah
– Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta*
Sidoo kale, waxaa la dhegeystay warbixinno ka yimid guddiyadii safarrada shaqo ku tegey gobollada kala duwan ee Puntland.
Ugu dambayn, waxaa loo qaybiyey Xildhibaanada ππ’π§ππ’π¬π π±πππ«ππππ€π πππ§π π’π π πππ°π₯ππππ π’π²π¨ πππ²βππππ‘π ππππ₯π’π²ππππ, waxaana lagu wareejiyey Guddiga Maaliyadda, dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada, si ay u soo dhammaystiran akhrinta Hindise xeereedka.
DHAMMAAD β





