๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista ka shaqaynta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐ฑ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐.
Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka.
Intaas ka dib , Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐ฑ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ waxaa Oggol ugu codeeyay 30 mudane, waxaa diiday 2 Mudane, halka ay ka aamuseen 6 Mudane.
Ugu dambayn, waxaa loo qaybiyey Xildhibaanada ๐๐๐ฑ-๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐, si ay ugu sameeyaan akhrin, si waafaqan Xeer-hoosaadka Golaha.
DHAMMAAD*


