๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, 8 ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐.
Fadhiga maanta waxaa Golaha hortagay masโuuliyiinta ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐, iyo ๐๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐๐ญ๐ ee Dowladda Puntland.
Ugu horrayn, Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa Golaha ayaa warbixin faahfaahsan oo ku saabsan wax-ka-bedelka xeerka u jeedisay Xildhibaanada taasoo si qoto dheer u dul istaagtay waafaqsanaanta xeerka ee sharciyada dalka iyo Dastuurka dalka.
Intaas ka dib, Xildhibaannada Golaha ayaa suโaalo ka weydiiyay Wasaaradda iyo Taliska Asluubta arrimo la xiriira xeerkan.
Ugu dambayn, waxaa lagu wareejiyay ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ee Golaha Wakiillada, si ay u dhammaystiraan akhrinta, dib u eegis ku sameeyaan xeerka si waafaqsan xeer hoosaadka Golaha Wakillada.
DHAMMAAD




