Golaha Wakiillada

Guddiga Shuruucda Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha wakiillada

Garoowe, 11 November 2025 โ€“๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa kulan latashi ah oo ku saabsan ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ la qaatay Culimada Puntland, Xafiiska Difaaca Xaquuqda Aadanaha Puntland iyo Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta Dawlada Puntland.

Kulankan oo uu Shir gudoomiyey Gudoomiyaha guddiga ๐—๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐—๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ayaa ahayd in la helo aragtiyo,su’aalo laga waydiiyey qodob kamid ah xeerka iyo talooyin wax ku ool ah oo lagu horumarinayo xeerka, si uu ugu waafaqo dastuurka dalka, xuquuqda aadanaha, iyo xaaladda dhabta ah ee xabsiyada Puntland.

Guddigu wuxuu xusay muhiimadda ay leedahay ka-qaybgalka daneeyayaasha si loo dhiso xeer cadaalad iyo hufnaan leh.

DHAMMAAD

Scroll to Top