Golaha Wakiillada

Fadhiga 11-aad ee kalfadhiga 57-aad wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ” ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐d๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.

Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe.

DHAMMAAD

Scroll to Top