๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ’๐๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐
Ugu horayn, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka.
Intaas kadib, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ’๐๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ Waxaa Oggol ugu codeeyay 29 Mudane, waxa diiday 2 Mudane, halka ay ka aamuseen 4 Mudane.
DHAMMAAD




