Golaha Wakiillada

Fadhiga 18-aad ee kalfadhiga 57-aad

π†πšπ«π¨π¨π°πž, πŸπŸ— ππ¨π―πžπ¦π›πžπ« πŸπŸŽπŸπŸ“ – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay π…πšππ‘π’π πš πŸπŸ–-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Xasaannadsiinta

masuuliyiinta u baahan xasaannadda Golaha Wakiillada.

Mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowlada Puntland ayaa Cod aqlabiyad leh Xasaanada ku siiyey Mudane 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐒𝐒π₯ π–πšπ«π¬πšπ¦πž π€πšππžπ§ oo ka mid noqonaya Guddiga Doorashada Puntland (PEC) kaas oo uu dhowaan magacaabay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,Waxaana dhaariyey Garsoore ka tirsan Maxmadda Sare ee DPL.

Scroll to Top