๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Ansixinta/diidmada/wax-ka-beddelka Miisaaniyadda Dawladda ee 2026.
Ugu horayn, Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland ayaa Golaha horgeeyay warbixinta Miisaaniyadda Sanadeedka 2026, isagoo si faahfaahsan uga hadlay qodobbada miisaaniyadda.
Ugu danbayn, waxaa lagu wareejiyay ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ee Golaha Wakiillada, si ay u dhammaystiraan akhrinta,dibna ugu soo celiyaan Golaha 4 December 2025.
DHAMMAAD


