Golaha Wakiillada

Fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ’ ๐ƒ๐ž๐œ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shireiyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Ka Shaqaynta Miisaaniyad Sanadeedka 2026.

Ugu horayn,๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐๐ค๐š ee Golaha Wakiillada ayaa Warbixintooda la wadaagay Golaha.

Intaas kadib,Xildhibaannada Golaha ayaa si qoto dheer uga ๐๐จ๐จ๐๐ay Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sanad maaiyeedka 2026.

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sanad maaiyeedka 2026 Waxaa Oggol ugu codeeyay 43 Mudane, waxa diiday 1 Mudane, halka ay ka aamuseen 1 Mudane.

DHAMMAAD

Scroll to Top