Golaha Wakiillada

Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ• ๐ƒ๐ž๐œ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mohamed Mahamud Esse – Awoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha fadhigan wuxuu ahaa: U qareemidda dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kuwaas oo ay ka mid yihiin waayeelka, agoomaha, iyo dadka naafada ah ee Puntland.

Xildhibaannada Golaha ayaa si qoto dheer uga dooday xaaladda ay ku sugan yihiin dadkaas iyo sida ugu habboon ee dowladdu uga jawaabi karto baahiyahooda, iyagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay in loo helo siyaasad, miisaaniyad iyo adeegyo waara oo la xiriira arrimaha bulshada.

Ugu dambayn, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa arrintaas u xilsaaray ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐š, ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š iyo xildhibaanno kale oo lagu daray, si ay u soo diyaariyaan warbixin dhammeystiran iyo talooyin lagaga jawaabayo baahiyaha dadka nugul ee Puntland.

DHAMMAAD

Scroll to Top