Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada ayaa xafiiskisa ku qaabilay wefti ka socdey Hay’adda UNDP
Garoowe, November 01, 2023: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Mr Dragan Popivic mas’uulka ugu sareeya barnamaijka siyaasadda loo dhahanyahay ee (UNDP Inclusive politics portfolio manager). Guddoomiye ku-xigeenka iyo weftiga UNDP ayaana ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta UNDP iyo Golaha Wakiilladda […]