Goddoonka Golaha wakiillada ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Xafiisyada Aqalka Wakiillada.

Garoowe, January 17, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed Mohamoud Isse ayaa kormeeray qeybaha ay kala duwan ee Xafiisyada Aqalka Wakiillada.

Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhageystay Agaasimeyaasha, Madax-qeybeedyada iyo Saraakiisha Xafiisyada Golaha Wakiillada.

Telegram: https://t.me/parliamentofpl

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.