Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo gaaray Gobolka Sanaag ( Muuqaal)

Gudodomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Abdirashid Yusuf Jibril oo maanta gaaray Gobolka Sanaag ayaa ka hadlay Dagaalka ka socda Magaaladda Laascaanood.