Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Mohamed Mahamud Esse oo ka qaybgalay kulan wada tasho oo uu gudoominayay Madaxweynaha Puntland
Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Mohamed Mahamud Esse iyo Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Ayaa ka qayb galay kulan wadatashi oo uu Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni la qaatay wafdiga Dowladda Puntland ee ku sugan Muqdisho.

