Golaha Wakiillada

July 2025

Gudoomiye ku xigeenka Golaha wakiillada Puntland oo ka qayb galay munaasabadda dhagax-dhigga dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo.

Waxaan ka qayb galay munaasabadda dhagax-dhigga dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo. Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay mashruucan muhiimka ah, isagoo sheegay in dhismaha wadadani uu ku saleysan yahay isku-tashi iyo dakhliga cashuuraha shacabka, taas oo qayb ka ah dadaallada dib-u-dhiska dalka. Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiillada, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Isimo, waxgarad, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. SAWIRRO

Gudoomiye ku xigeenka Golaha wakiillada Puntland oo ka qayb galay munaasabadda dhagax-dhigga dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo. Read More ยป

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

Garoowe, 2 July 2025 โ€” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa la xisaabtanka Xukuumadda, iyadoo Golaha hortageen masuuliyiinta ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐, ๐†๐š๐š๐๐ข๐ข๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ iyo ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š, ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐. Wasiirrada, Agaasimayaasha Guud, Guddoomiyaha Hayโ€™adda Waddooyinka Puntland, Agaasime-waaxeedyada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan labada wasaaradood ayaa Golaha ka horjeediyey warbixinno ku saabsan shaqada wasaaradahooda, guulaha la gaaray, caqabadaha jira iyo qorshayaasha mustaqbalka. Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa su’aalo kala duwan ka weydiiyey howlaha wasaaraddahaasi u xil saaran yihiin. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Scroll to Top