Garowe, 13 July 2026- ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฟ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ถ๐บ๐๐พ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ธ๐ถ๐ถ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ayaa maanta kulan la-tashi ah la qaatay ๐ซ๐ถ๐๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ iyo ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐จ๐ฟ๐๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฅ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต ee Puntland.
Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta PDRC ayaa diiradda lagu saaray la-tashiga daneeyayaasha ee ku saabsan ๐๐๐-๐๐-๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ช๐๐ -๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐ .
Intii uu kulanku socday, waxaa la is-weydaarsaday aragtiyo iyo talooyin la xiriira sidii loo horumarin lahaa hannaanka diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha, loona xaqiijin lahaa hannaan doorasho oo hufan, daahfuran, isla markaana ay ka wada qayb qaataan dhammaan daneeyayaasha.
DHAMMAAD




