Golaha Wakiillada

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

Garoowe, 2 July 2025 โ€” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa la xisaabtanka Xukuumadda, iyadoo Golaha hortageen masuuliyiinta ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐, ๐†๐š๐š๐๐ข๐ข๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ iyo ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š, ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.

Wasiirrada, Agaasimayaasha Guud, Guddoomiyaha Hayโ€™adda Waddooyinka Puntland, Agaasime-waaxeedyada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan labada wasaaradood ayaa Golaha ka horjeediyey warbixinno ku saabsan shaqada wasaaradahooda, guulaha la gaaray, caqabadaha jira iyo qorshayaasha mustaqbalka.

Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa su’aalo kala duwan ka weydiiyey howlaha wasaaraddahaasi u xil saaran yihiin.

DHAMMAAD โ€“

Scroll to Top