Curinta Hindise Xeereedka Biyaha Puntland ( MUUQAAL)

Guddi gaar ah oo loo xilsaaray Curinta Hindise Xeereedka Biyaha Puntland ayaa Golaha usoo gudbiyey warbixin ku saabsan curinta Hindise-Xeereedkan oo muhiim u ah Dawladda Puntland,.

Guddoonka Goluhu ayaa ku wareejiyey Guddiga Arrimaha Deegaanka & Kheyraadka Dabiici ah Golaha Wakiillada, kuwaas oo Golaha horkeeni doona Isniinta soo socota Nov 07, 2022. Haddii Alle idmo.