Golaha Wakiillada ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xubnaha Maxkamadda Dastuuriga ( MUUQAAL)

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa Cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xubnaha Maxkamadda Dastuuriga ah.