Golaha Wakiillada ayaa Cod aqlabiyad leh ku ansixiye Wasiiro (MUUQAAL)

Xildhibaanada Golaha Wakiillada DPL ayaa Cod aqlabiyad leh ku ansixiyey 6-xubnood oo isagu jira Wasiiro, Wasiiru-Dawlayaal iyo Wasiir ku-xigeen oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Waxaana isla fadhigii Golaha lagu dhaariyey Wasiirada Cusub.