Golaha Wakiillada

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 4-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, 20 ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha, Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š 4-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa sii-wadista dhageysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada DPL.

Maanta waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :-

1-Guddiga Arimaha Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga ah.

2-Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka

Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay.

Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa sii wadi doona dhageysiga warbixinnada Guddiyada Joogtada ah.

DHAMMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top