๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo Ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Ee Golaha Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, , ayaa maanta shir guddoomiyey ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada Puntland.
Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku sii wadista ka shaqeynta Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2025 ee Puntland.
Ugu horrayn waxaa Golaha laga hor akhriyey Warbixinta ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐, ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ Golaha Wakiillada ee ๐๐ข๐ฌ๐๐๐-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐-๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐.
Intaas ka dib, Goluhu wuxuu cod aqlabiyad leh ku Meelmariyeen ansixiyey Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2025 si waafaqsan Qodobada 64(13) iyo 137(1) ee Dastuurka DPL iyo qodobka 64 ee Xeerhoosaadka Golaha Wakiillada DPL, Waxaa Oggol ugu codeeyay 32 mudane, waxaa diiday 4 mudane , halka ay ka aamuseen 4 mudane.
DHAMMAAD



