Golaha Wakiillada

Wararka

Fadhiga 9-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha wakiillada

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, 8 ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ—-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐. Fadhiga maanta waxaa Golaha hortagay masโ€™uuliyiinta ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š, iyo ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐›๐ญ๐š ee Dowladda Puntland. Ugu horrayn, Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa Golaha ayaa warbixin faahfaahsan oo ku saabsan wax-ka-bedelka xeerka u jeedisay Xildhibaanada taasoo si qoto dheer u dul istaagtay waafaqsanaanta xeerka ee sharciyada dalka iyo Dastuurka dalka. Intaas ka dib, Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo ka weydiiyay Wasaaradda iyo Taliska Asluubta arrimo la xiriira xeerkan. Ugu dambayn, waxaa lagu wareejiyay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ee Golaha Wakiillada, si ay u dhammaystiraan akhrinta, dib u eegis ku sameeyaan xeerka si waafaqsan xeer hoosaadka Golaha Wakillada. DHAMMAAD

Fadhiga 9-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha wakiillada Read More ยป

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ’ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ–-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista ka shaqaynta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š. Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka. Intaas ka dib , Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š waxaa Oggol ugu codeeyay 30 mudane, waxaa diiday 2 Mudane, halka ay ka aamuseen 6 Mudane. Ugu dambayn, waxaa loo qaybiyey Xildhibaanada ๐–๐š๐ฑ-๐ค๐š ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐, si ay ugu sameeyaan akhrin, si waafaqan Xeer-hoosaadka Golaha. DHAMMAAD*

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 57-aad Read More ยป

Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista ka shaqaynta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š. Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 57-aad Read More ยป

Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Mohamed Mahamud Esse oo ka qaybgalay kulan wada tasho oo uu gudoominayay Madaxweynaha Puntland

Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Mohamed Mahamud Esse oo ka qaybgalay kulan wada tasho oo uu gudoominayay Madaxweynaha Puntland Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Mohamed Mahamud Esse iyo Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Ayaa ka qayb galay kulan wadatashi oo uu Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni la qaatay wafdiga Dowladda Puntland ee ku sugan Muqdisho.

Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Hon Mohamed Mahamud Esse oo ka qaybgalay kulan wada tasho oo uu gudoominayay Madaxweynaha Puntland Read More ยป

Fadhiga 6-aad ee Kalfadhigaa 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ”-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š. Ugu horrayn, ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐๐ค๐š ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan hindise xeerka, warbixintaas oo si qoto dheer u dul istaagtay marxaladihii uu soo maray xeerku, la-tashiyadii la sameeyay, iyo isbeddellada ay guddigu ku sameeyeen. Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 6-aad ee Kalfadhigaa 57-aad Read More ยป

Fadhiga 5-aad ee kalfadhiga 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ— ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista dhegeysiga Warbixinnada Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Warbixinta waxaa jeediyay guddiyada hoos ku xusan: – Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah – Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta* Sidoo kale, waxaa la dhegeystay warbixinno ka yimid guddiyadii safarrada shaqo ku tegey gobollada kala duwan ee Puntland. Ugu dambayn, waxaa loo qaybiyey Xildhibaanada ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, waxaana lagu wareejiyey Guddiga Maaliyadda, dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada, si ay u soo dhammaystiran akhrinta Hindise xeereedka. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 5-aad ee kalfadhiga 57-aad Read More ยป

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ– ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ’-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ๐๐ก๐ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐‰๐จ๐จ๐ ๐ญ๐š๐๐š ๐š๐ก ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Warbixinta waxaa jeediyey guddiyada hoos ku xusan: -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›๐š๐๐ ๐ž๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š, ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š, ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š & ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š, ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐๐ค๐š. Ugu dambeyn, Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faallooyin ka dhiibtay warbixinnadii guddiyadu soo bandhigeen, iyagoo muujiyey muhiimadda ay warbixinnadu u leeyihiin howlaha Golaha ee horyaalla Kalfadhigan. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa dhegeysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Cabdisaaq Xidig Warsame, ayaa fadhiga ka akhriyey warbixinta guud ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha u muddadii u dhaxaysay labada kalfadhi. Warbixinta waxaa jeediyey guddiyada hoos ku xusan: -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š, ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ฑ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐, ๐†๐š๐š๐๐ข๐ข๐๐ค๐š, ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐š๐š๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š. Ugu dambeyn, Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faallooyin ka dhiibtay warbixinnadii guddiyadu soo bandhigeen, iyagoo muujiyey muhiimadda ay warbixinnadu u leeyihiin howlaha Golaha ee horyaalla Kalfadhigan. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, ayaa maanta kulan qado-sharaf ku maamuusay wafdi ka kooban isimada dhaqanka,Guddiga Hormarinta Degmada Gaalkacayo iyo ganacsatada Gobolka Mudug.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ” ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Mohamed Mahamud Esse, oo hormuud u ah masโ€™uuliyiinta labada gole ee dowladda ku matala Gobolka Mudug, ayaa maanta qado-sharaf ku maamuusay wafdi ballaaran oo ka kooban isimada dhaqanka,Guddiga Hormarinta Deg Gaalkacayo iyo ganacsatada Gobolka Mudug, kuwaas oo howlo shaqo u jooga caasimadda Puntland. Wafdiga waxaa hoggaaminayay ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž, waxaana sidoo kale ka mid ahaa ganacsato ka yimid waddamada Bariga Afrika iyo masuuliyiin kale oo ka soo jeeda Gobolka Mudug. Munaasabaddan qado-sharafta ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaa ka soo qayb galay isimada dhaqanka, masโ€™uuliyiinta labada gole ee dowladda ku metela Gobolka Mudug, ganacsato iyo siyaasiyiin reer Mudug ah. Ujeeddada kulanka ayaa ahayd xoojinta xiriirka wada-shaqeynta, dhiirrigelinta horumarka, iyo wadatashiga ku aaddan danaha guud ee shacabka Puntland, gaar ahaan Gobolka Mudug. DHAMMAAD โ€“

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, ayaa maanta kulan qado-sharaf ku maamuusay wafdi ka kooban isimada dhaqanka,Guddiga Hormarinta Degmada Gaalkacayo iyo ganacsatada Gobolka Mudug. Read More ยป

Fadhiga 2-aad ee kal-fadhiga 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ” ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray ๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐€๐ฃ๐š๐ง๐๐š๐ก๐š ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐, iyadoo loo marayo habraaca uu qeexayo Qodobka 42-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha. Intaas kaddib, Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa si rasmi ah u guda galay doodda iyo ansixinta Ajandayaasha, waxaana ugu dambeyn ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 57-aad. Ajandahaas la ansixiyay ayaa si rasmi ah loogu qaybin doonaa Xildhibaannada Golaha maalinta berri oo ku beegan ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, si loo guda galo ajandayaasha ku xusan. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 2-aad ee kal-fadhiga 57-aad Read More ยป

Scroll to Top