Guddiyada

Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiyadii loo xil-saaray arrimaha Garsoorka & Natiijada La Xisaabtankii Xukuuumadda ( SAWIRO)

. Garoowe, September 19, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa manta kulan gaar ah la qaatay Guddiyadii gaarka ah ee Goluhu u-xil-saaray arrimaha Garsoorka iyo natiijadii La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kal-fadhiga …

Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiyadii loo xil-saaray arrimaha Garsoorka & Natiijada La Xisaabtankii Xukuuumadda ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad oo la kulmay Wefdi ka socda UNSOM ( SAWIRO)

Garoowe, Agoosto 24, 2022: Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayo Madaxa Siyaasadda u qaabilsan Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) Xafiiska Puntland, Galetshajwe Rebagamang. Kulanka ayaa looga hadlay xaalada Abaaraha, dhammeystirka dar-dar gelinta hannaanka doorashooyinka Qof iyo Cod …

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad oo la kulmay Wefdi ka socda UNSOM ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ayaa soo Xiray Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ( SAWIRO)

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa si rasmi ah u soo xiray Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ee heer Qaran iyo Heer Caalami oo ay ka mid yihiin heshiisyadda iyo axdiyadda, kaas oo ay soo qaban-qaabiyey Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland. Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka …

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ayaa soo Xiray Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ( SAWIRO) Read More »

Wareejinta Qodaalka iyo qalabeynta ceelka Qalwo ee Xil. Sharmarke Cali

Xildhibaan Sharmarke Cali Cilmi oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ka qeyb-galay munaasibadda wareejinta Qodaalka iyo qalabeynta ceelka Qalwo, Degmadda Qardho ee Gobolka Karkaar. Waxaa Xildhibaanka kala qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan Xukumadda, maamulka Gobolka Karkaar, kan Degmadda Qardho, maamulka degaanka Qalwo, iyo qaar ka mid ah odayaasha degaanka. Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka …

Wareejinta Qodaalka iyo qalabeynta ceelka Qalwo ee Xil. Sharmarke Cali Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiyada gaarka..

Garoowe, Agoosto 14, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiyada gaarka ah ee Goluhu u-xil-saaray arrimaha Garsoorka iyo Ururinta iyo tallo-bixinta natiijada La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kal-fadhiga 50-aad Guddoomiyaha …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiyada gaarka.. Read More »

Aways Ahmed Sardheye

Aways Ahmed Sardheye is currently member of Puntland Parliament since January 2019. He is also an active member of Social sector Parliament committee, and have been working for advocating issues related to youth, gender, human rights, health and education. Mr. Sardheeye have particularly worked on advocating on different of addressing the prevention of violent extremism …

Aways Ahmed Sardheye Read More »