Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.
Garoowe, Febraayo 22, 2024: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2-aad. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd in ay dulmar guud ku sameeyaan Xeerarka Puntland, laga soo bilaabo 1998 ilaa 2023, iyagoo mid mid u dul-istaagay Xeerarka la sameeyey muddadaas. Guddoomiyaha Guddiga Maxamuud Dhakuul Xirsi oo soo xiray kulanka, ayaa soo xiray kulanka. https://t.me/parliamentofpl – DHAMMAAD – Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland









