Booqasho D. Doorasho

Guddiga Arrimaha Gudaha Golaha Wakiillada ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Doorashooyinka TPEC (SAWIRO)

Garoowe: 22,October, 2022: Guddiga, Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta xarunta Golaha Wakiillada DPL ku qaabilay Guddiga KMG ee Doorashada Puntland oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga iyo ku xigeenkiisa. Guddiga ayaa warbixin ku saabsan waxqabadkoodii muddadii la soo dhaafay, caqabadaha shaqo ee jira iyo Qorshayaasha u degsan ka dhegeystay Guddiga Doorashada. …

Guddiga Arrimaha Gudaha Golaha Wakiillada ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Doorashooyinka TPEC (SAWIRO) Read More »

Guddiga Siyaaasadda & Qorsheynta Golaha Wakiillada ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Qorsheynta ( SAWIRO)

Garoowe: 19,October, 2022: Guddiga Siyaaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo kulan xog wareysi ah la yeeshay Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland. Guddiga oo maanta kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta ayaa la kulmay Wasiirka cusub ee Wasaaradda oo uu wehliyo …

Guddiga Siyaaasadda & Qorsheynta Golaha Wakiillada ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Qorsheynta ( SAWIRO) Read More »

Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kulan la yeeshay Hoggaanka Dembi-baarista (CID) ( SAWIRO)

Garoowe: 18,October, 2022: Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo maanta Aqalka Wakiillada Kulan kula yeeshay Taliyaha Hoggaanka Dembi-baarista (CID). Guddiyadda oo kala ah Guddiga Shuruucda, Caddaaladda Arrimaha Diinta & Dastuurka iyo Guddiga Xaquuqul Insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska Golaha Wakiillada DPL ayaa Taliyaha Hoggaanka (CID), Ku-xigeenkiisa iyo Saraakiisha kale ka dhageystay warbixin ku …

Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kulan la yeeshay Hoggaanka Dembi-baarista (CID) ( SAWIRO) Read More »

Guddiga Shuruucda Golaha Wakiillada ayaa Hay’adda Foorensik-Sayniska ( SAWIRO)

Garoowe: 17,October, 2022: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Foorensik-Sayniska Puntland oo ay wehliyaan xubno kale oo ka tirsan Hay’addan. Guddiga ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Hay’adda, taas oo ku saabsan waxqabadkoodii muddadii la soo dhaafay, caqabadaha shaqo ee jira iyo Qorsheyaasha …

Guddiga Shuruucda Golaha Wakiillada ayaa Hay’adda Foorensik-Sayniska ( SAWIRO) Read More »

Guddiga Shuruucda Golaha Wakiillada ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta ( SAWIRO)

Garoowe: 16,October, 2022: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Puntland. Guddiga ayaa warbixin ka dhageystay Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Taliye ku xigeenka iyo Saraakiisha kale ee Taliskaasi, Waxayna warbixintani la xidhiidhaa waxqabadka Taliskan, xaaladda Xabsiyada Puntland, Maxaabiista ku …

Guddiga Shuruucda Golaha Wakiillada ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta ( SAWIRO) Read More »

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Caddaaladda ( SAWIRO)

Garoowe: 15,October, 2022: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta, Dhaqancelinta & Dastuurka DPL. Guddiga ayaa ugu horeyn la kulmay Wasiirka Wasaaradda, Wasiiru-dawlaha & Agaasimaha Guud, Waxayna Mudaneyaashu mas’uuliyiintan ka dhagaysteen warbixin ballaaran oo ku saabsan waxqabadka Wasaaradda, Qorsheyaasha iyo Caqabadaha jira. Ugu …

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Caddaaladda ( SAWIRO) Read More »

Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada oo maanta Booqday Galdogob iyo Bursaalax ( SAWIRO)

Bursaalax: 14,October, 2022: Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada DPL oo maanta Booqday Degmooyinka Galdogob iyo Bursaalax ee Gobolka Mudug. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka, Guddiga Amniga & Nabadgalyada iyo Guddiga Howlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha, ayaa ugu horeyn booqday mashruuca Wadada isku xira Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bursaalax oo dhisme uu ku socdo, ayna …

Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada oo maanta Booqday Galdogob iyo Bursaalax ( SAWIRO) Read More »

Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada DPL oo maanta u kuurgalay Xaalada guud ee Degmada Goldogob iyo Bar Xuduudeedka Tuur-dibi ( SAWIRO)

Goldogob: 13,October, 2022: Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada DPL oo maanta u kuurgalay Xaalada guud ee Degmada Goldogob iyo Bar Xuduudeedka Tuur-dibi. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka, Guddiga Amniga & Nabadgalyada iyo Guddiga Howlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha, ayaa ugu horeyn waxay kormeer ku sameeyen Xarunta Degmada Goldogob, Saldhiga Booliska, Garoonka Diyaaradaha iyo …

Guddiyo ka tirsan Golaha Wakiillada DPL oo maanta u kuurgalay Xaalada guud ee Degmada Goldogob iyo Bar Xuduudeedka Tuur-dibi ( SAWIRO) Read More »

Guddiga Arrimaha Deegaanka, Guddiga Siyaasadda iyo Guddiga Arrimaha Golaha ayaa gaaray Degmada Badhan ( SAWIRO)

Badhan: 12,October, 2022: Guddiga Arrimaha Deegaanka & khayraadka Dabiiciga ah, Guddiga Siyaasadda, Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ah iyo Guddiga Arrimaha Golaha oo safar shaqo ku tagay Degmada Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa Kulan la qaatay Maamulka Gobolka, kan Degmada Badhan, Xubno kamid ah Golaha Deegaanka, isuduwayaasha Wasaaradaha, Taliyayaasha Ciidanka iyo Mas’uuliyiin kale. Guddigu waxa …

Guddiga Arrimaha Deegaanka, Guddiga Siyaasadda iyo Guddiga Arrimaha Golaha ayaa gaaray Degmada Badhan ( SAWIRO) Read More »

Guddiga Maaliyadda, Guddiga Amniga iyo Guddiga Howlaha Guud ayaa gaaray Gaalkacyo ( SAWIRO)

Gaalkacyo: 12,October, 2022: Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka, Guddiga Amniga & Nabadgalyada iyo Guddiga Howlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ayaa maanta u kuurgalay Xaalada guud Magaalada Gaalkacyo, Gobolka Mudug. Guddiyada ayaa ugu horeyn kormeer ku sameeyey Xarumaha Dawladda Gaalkacyo sida Xarunta Gobolka, Taliska Qaybta Booliska iyo Xarunta Wasaaradda Howlaha guud, iyagoo Xog wareystay …

Guddiga Maaliyadda, Guddiga Amniga iyo Guddiga Howlaha Guud ayaa gaaray Gaalkacyo ( SAWIRO) Read More »